WAXAY EUROSAM KUU SOO BANDHIGAYSAA

Waa ay dhib yartahay inaanu kaa caawino baahiyaha caadiga ah ee marka laga hadlaayo adeegyada maaliyada. Lacag bixin, maareynta kaashka iyo ka ganacsiga lacagaha qalaad – ayaanu dhamaan idiin diyaarinaynaa – wadanka gudahiisa iyo dibadiisaba. Ku soo dhawow!

Xawilaada lacagta wadanka dibadiisa iyo hawlaha lacag bixinta

Sarifka lacagaha

Lacag bixinta iyadoo la soo marinaayo bangiroda iyo plusgiroda

KAASH- IYO KAADHKA QAADAN KARA

 

Xawilaada lacagta wadanka dibadiisa
iyo hawlaha lacag bixinta

Waxaanu la shaqeynaa Xpress Money iyadoo aanu lacagta u xawilno in ka badan 170 waddan.

 

Sarifka lacagaha

Waxay Eurosam markasta kuu haynaa qiimaha ugu wanaagsan ee suurto galka ee sarifka lacagaha qalaad.

Waxay Eurosam ogolaansho ka haysataa Finansinspektion si ay u sameyso sarifka lacagaha iyo si ay u sameyso adeega lacag bixinta ee caalamiga.

 

Lacag bixinta iyadoo la
soo marinaayo bangiroda iyo

Dhakhso badan oo u dhib yar dadka caadiga iyo shirkadahaba.

 

KAASH- IYO
KAADHKA QAADAN KARA

Lacag kaash ah iyo kaadhka ka qaadan kara dadka shicibka ah iyo shirkadahaba.

CIDAANU NAHAY

Eurosam Express AB waxa la aasaasay 2011 markaas oo xafiiska ugu horeeyey ee sarifka lacagaha laga furay dariiqa Storgatan ee badhtamaha Örebro. Maanta waxaanu nahay shirkad soo kobceysa iyadoo aanu shaki la’aan hubno inaanu leenay mustaqbal waji fiican.

Bilowga kadib ayaanu buuxinay booska banaanaaday markii xafiiska post- och bankkontor tu ay si tartiib tartiib ay iskaga sii daayeen maareynta lacagta iyo adeegayadii ku xidhnaa.

Waxaanu aragnaa baahi soo kobceysa oo adeegan ah iyadoo aanu sii wadi doono sidii aanu u bixin laheyn adeegyadaas dhaqaalaha.

Waxaanu nahay qaar dhago fudud/wax dhageysta iyadoo aanu dhagta saareyno sidaanu u sii hore marin laheyn adeegyada aanu bixinayno ee Eurosam ka sii wanaajinaaya. Maantaba wanaanu haynaa dariiq wanaagsan ee aanu ku noqonayno adeeg bixiye muhim ah oo Swiidhan qaabilsan sarifka lacagaha iyo xawilaada lacag wadanka dibadiisa.

LA SOO DEG

QORAALKA YAR EE EUROSAM

Xafiiskaaga gaarka ee sarifka lacagaha

La soo deg

QORAALKA YAR OO LACAG MAYDHISTA KU SABSAN

Maxaanu kuu weydiinaynaa su’aalo ku sabsan dhaqdhaqaaqa koontadaada?

La soo deg

DIYAARSIGA SARIFKA LACAGAHA QALAAD

Isku soo diyaari guriga markaas ayaa arintaada dhakhso loo dhameynayaa.

La soo deg

SHEEGIDA UJEEDADA/AASAASKA LACAG WADANAKA DIBADIISA LOO DIRAAYO

Sharciga ayaa dalbanaaya marmarka qaarkood inaad buuxiso foomkan.

La soo deg

KAASH

Miyaad qabtaa wax su’aalo ah? Na soo wac ama emayl noo soo dir!

info@eurosam.se | Telefon: 070-259 54 64
Cinwaanka booqashaa: Storgatan 19, 703 61 Örebro | Postadress: Box 22063, 703 03 Örebro

XILIYADA FURITAANKA
Isniinta – Jimcaha 10:00-18:00
Sabtida 10:00-15:00
Xidhan Axada